Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 4:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii Xeber oo ahayd Yaaceel ayaa qaadatay qori dhidib ah, oo gacantana waxay ku qabsatay dubbe, oo intay tartiib ugu dhowaatay ayay dhidibkii kaga dhufatay dhafoorka, oo intuu dhidibkii ka dusay ayuu dhulka muday, maxaa yeelay, isagu hurdo weyn buu ku jiray oo aad buu u daalay, oo sidaasuu u dhintay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:21 macnaha guud