Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 19:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ninkii ma doonaynin inuu habeenkaas joogo, wuuse kacay oo tegey, oo wuxuu yimid meel ku toosan Yebuus, (taas oo ah Yeruusaalem); oo wuxuu watay laba dameer oo kooraysan, oo naagtiisii addoonta ahaydna way la socotay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:10 macnaha guud