Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, ninna wedkiisa ma yaqaan. Sida kalluun shabag xun lagu qabto, iyo sida shimbirro dabin ku dhaca, saasoo kalaa binu-aadmigana wakhti xun lagu dabaa, markii wedku si kedis ah ugu yimaado.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 9

arki Wacdiyahii 9:12 macnaha guud