Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan mar kale fiirsaday, oo waxaan qorraxda hoosteeda ku arkay inaan kuwa dheereeyaa mar kasta tartanka ku badin, ama aan kuwa xoogga badanu mar kasta dagaalka adkaan, ama aan kuwa xigmadda lahu mar kasta kibis helin, ama aan kuwa garaadka ahu mar kasta hodan noqon, ama aan saanacyada mar kasta raalli laga ahayn, laakiinse waxaa kulligood hela wakhti iyo nasiib.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 9

arki Wacdiyahii 9:11 macnaha guud