Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 7:27-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Bal eega, si aan sababta u garto ayaan midba mid ku daray oo waxaasaan soo helay.

28. Oo weliba waan sii doondoonayaa, laakiinse ma aan helo. Kun nin dhexdood ayaan nin qudha ka helay, laakiinse kuwaas oo dhan xataa naag qudha kama helin.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 7