Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 7:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan soo ogaaday wax xataa dhimashada ka sii qadhaadh, waana naag qalbigeedu yahay dabinno iyo shabagyo, oo ay gacmeheeduna yihiin jeebbooyin. Ku alla kii Ilaah ka farxiyo iyaduu ka baxsan doonaa, laakiinse dembilaha way qabsan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 7

arki Wacdiyahii 7:26 macnaha guud