Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Wacdiyahii 3:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Wax kastaaba waxay leeyihiin wakhti u khaas ah, wax kasta oo samada ka hooseeyaaba waxay leeyihiin wakhti go'an.

2. Waxaa jira wakhti la dhasho, iyo wakhti la dhinto; wakhti wax la beero, iyo wakhti wixii la beeray la gurto;

3. wakhti wax la dilo, iyo wakhti wax la bogsiiyo; wakhti wax la dumiyo, iyo wakhti wax la dhiso;

akhri dhamaystiran cutubka Wacdiyahii 3