Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 11:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dabayl Rabbiga ka timid, oo waxay badda ka keentay digaagduur, oo xerada hareeraheedii ayay ku soo daadisay intii maalin socodkeed ah oo dhankan ah iyo intii maalin socodkeed ah oo dhanka kale ah oo xerada ku wareegsan, oo dalka korkiisana waxay u jireen intii laba dhudhun ah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:31 macnaha guud