Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 11:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkana waxaad ku tidhaahdaa, Hilib baad cunaysaane berri quduus isaga dhiga, waayo, waxaad ku ooydeen Rabbiga dhegihiisii, oo waxaad tidhaahdeen, Bal yaa hilib aannu cunno na siinaya? Waayo, markaannu Masar joogi jirnay baa noo dhaantay. Haddaba Rabbigu hilib buu idin siin doonaa oo idinna waad cuni doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:18 macnaha guud