Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 11:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Waxaad ii soo ururisaa toddobaatan nin oo ah waayeelladii reer binu Israa'iil oo aad garanaysid inay dadka waayeello u yihiin iyo saraakiil u talisa, oo waxaad iyaga keentaa teendhada shirka inay halkaas kula istaagaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:16 macnaha guud