Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 33:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sanamkii xardhanaa ee uu sameeyey ayuu dhex qotomiyey gurigii Ilaah ee uu Ilaah ka hadlay oo Daa'uud iyo wiilkiisii Sulaymaanba ku yidhi, Gurigan iyo Yeruusaalem dhexdeeda oo aan ka doortay qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan ayaan magacayga weligiisba ku dayn doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 33

arki Taariikhdii Labaad 33:7 macnaha guud