Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 33:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba carruurtiisiina dab buu ku dhex mariyey dooxadii ina Xinnom dhexdiisa, faalna wuu ku noqnoqday, wuxuuna u tegey falanfallowyo, sixirna wuu ku noqnoqday, oo wuxuu la macaamilooday kuwii ruuxaanta lahaa iyo saaxiriintii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa ku sameeyey shar badan oo uu isaga kaga xanaajiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 33

arki Taariikhdii Labaad 33:6 macnaha guud