Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 32:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee Xisqiyaah wuu is-hoosaysiiyey oo kibirkii qalbigiisa wuu ka soo noqday isaga iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuba, sidaa daraaddeed cadhadii Rabbigu iyaga kuma ay soo degin wakhtigii Xisqiyaah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 32

arki Taariikhdii Labaad 32:26 macnaha guud