Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 32:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Xisqiyaah wuxuu lahaa maal aad iyo aad u faro badan iyo sharaf, oo wuxuu samaystay khasnado lagu xereeyo lacag, iyo dahab, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo uunsi, iyo gaashaammo, iyo cayn kasta oo weelal wanaagsan ah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 32

arki Taariikhdii Labaad 32:27 macnaha guud