Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 28:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse halkaas waxaa joogay nebi Rabbigu soo dirtay, oo magiciisana waxaa la odhan jiray Codeed, wuuna u baxay inuu ka hor tago ciidankii Samaariya ku soo socday oo wuxuu ku yidhi, Bal eega, Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin ayaa u cadhooday dadka Yahuudah, oo sidaas daraaddeed ayuu iyaga gacantiinna u soo geliyey, oo idinna waxaad iyagii ku layseen cadho kulul oo tan iyo samada gaadhay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 28

arki Taariikhdii Labaad 28:9 macnaha guud