Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 28:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo imminka waxaad ku talo jirtaan inaad hoosaysiisaan dadka Yahuudah iyo dadka Yeruusaalem si ay idiinku ahaadaan niman addoommo ah iyo naago addoommo ah, laakiinse miyaanay jirin xadgudubyo aad idinkuba ku xadgudubteen Rabbiga Ilaahiinna ah?

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 28

arki Taariikhdii Labaad 28:10 macnaha guud