Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 26:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Casaryaah oo ahaa wadaadka sare iyo wadaaddadii oo dhammu isagay fiiriyeen, oo waxay arkeen inuu wejigiisa baras ku leeyahay, markaasay haddiiba halkaas ka saareen, oo isaga qudhiisiina wuu isdedejiyey inuu baxo, maxaa yeelay, Rabbigaa wax ku dhuftay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 26

arki Taariikhdii Labaad 26:20 macnaha guud