Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 26:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Cusiyaah cadhooday, oo gacantana waxaa ugu jiray idan uu doonayay inuu foox ku shido; oo markuu wadaaddadii u cadhooday ayaa baras wejiga ka soo baxay, isagoo wadaaddadii hor jooga oo guriga Rabbiga ku jira oo girgirihii fooxa dhiniciisa taagan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 26

arki Taariikhdii Labaad 26:19 macnaha guud