Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 24:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii iyo Yehooyaadaac waxay lacagtii siin jireen kuwii samayn jiray hawshii adeegidda guriga Rabbiga, oo waxay soo kiraysteen wastaadyo iyo nijaarro si ay u cusboonaysiiyaan gurigii Rabbiga, oo waxay kaloo siin jireen kuwii bir iyo naxaas wax uga samayn jiray si ay gurigii Rabbiga ugu hagaajiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 24

arki Taariikhdii Labaad 24:12 macnaha guud