Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 24:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqotay in markii sanduuqii la geeyey xafiiskii boqorka iyadoo ay reer Laawi sidaan, oo la arkay in lacag badanu ku jirto ayaa waxaa yimid oo sanduuqii ka shubay karraanigii boqorka iyo sirkaalkii wadaadka sare, oo haddana sanduuqii bay qaadeen oo meeshiisii ku celiyeen. Oo saasay maalin kasta yeeli jireen, oo waxay soo ururiyeen lacag faro badan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 24

arki Taariikhdii Labaad 24:11 macnaha guud