Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 22:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Axasyaah baabbi'iisii wuxuu ka yimid xag Ilaah, markuu Yooraam u tegey, maxaa yeelay, markuu yimid ayuu Yehooraam kula kacay Yeehuu ina Nimshii kaasoo Rabbigu u subkay inuu baabbi'iyo reerka Axaab.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 22

arki Taariikhdii Labaad 22:7 macnaha guud