Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 22:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku noqday Yesreceel in lagu soo daweeyo nabrihii ay Raamaah kaga dhufteen markuu la diriray Xasaa'eel oo ahaa boqorkii Suuriya. Markaasaa Axasyaah ina Yehooraam oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah tegey inuu soo arko Yehooraam ina Axaab oo joogay Yesreceel, maxaa yeelay, dhaawac buu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 22

arki Taariikhdii Labaad 22:6 macnaha guud