Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse waxaad ku socotay jidkii boqorrada dalka Israa'iil, oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaaba waxaad ka dhigtay inay sanamyo raacaan sidii reerkii Axaab yeelay oo kale, oo weliba waxaad laysay walaalahaa oo reerka aabbahaa ka mid ahaa oo kaa wanaagsanaa,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 21

arki Taariikhdii Labaad 21:13 macnaha guud