Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 21:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa isagii u timid qorniin laga keenay Nebi Eliiyaah, oo leh, Rabbiga aabbahaa Daa'uud Ilaahiisa ahu wuxuu leeyahay, Adigu kuma aadan socon jidadkii aabbahaa Yehooshaafaad maray iyo jidadkii Aasaa oo boqorka dalka Yahuudah ahaa uu maray toona,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 21

arki Taariikhdii Labaad 21:12 macnaha guud