Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, waxaan guri u dhisayaa magaca Rabbiga Ilaahayga ah, inaan isaga quduus uga dhigo, oo hortiisa lagu shido foox udgoon, oo la hor dhigo kibista tusniinta oo joogtada ah, oo la bixiyo qurbaannada la gubo subaxda iyo fiidka, iyo Sabtiyada, iyo markay bilaha cusubu dhashaan, iyo ciidaha Rabbiga Ilaahayaga ah. Kaasuna waa amar reer binu Israa'iil weligiis la amray.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 2

arki Taariikhdii Labaad 2:4 macnaha guud