Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sulaymaanna wuxuu u cid diray Xuuraam oo ahaa boqorkii Turos oo ku yidhi, Sidaad u yeeshay aabbahay Daa'uud markaad isaga u soo dirtay alwaax kedar ah oo uu ku dhisto guri uu ku hoydo, anigana sidii oo kale ii yeel.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 2

arki Taariikhdii Labaad 2:3 macnaha guud