Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 19:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eega, axwaasha Rabbiga oo dhan waxaa idiinku sarrayn doona Amaryaah ah wadaadka sare, oo axwaasha boqorka oo dhanna waxaa idiinku sarrayn doona Sebadyaah ina Ismaaciil oo ah taliyaha reer Yahuudah, oo weliba reer Laawina hortiinnay saraakiil ku ahaan doonaan. Haddaba dhiirranaada oo Rabbiguna ha la jiro kuwii wanaagga sameeya.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 19

arki Taariikhdii Labaad 19:11 macnaha guud