Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 19:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mar alla markii dacwo idiinka timaado walaalihiinna magaalooyinkooda deggan, taasoo u dhexaysa oo ah dhiig iyo dhiig, iyo sharci iyo amar, iyo qaynuun iyo xukummo, de markaas waa inaad u digtaan si aanay Rabbiga ugu dembaabin, oo aan taas aawadeed cadhada Rabbigu ugu soo degin idinka iyo walaalihiinba. Saas yeela oo eed lahaan maysaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 19

arki Taariikhdii Labaad 19:10 macnaha guud