Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 15:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu soo wada shiriyey dadkii Yahuudah iyo dadkii Benyaamiin iyo kuwii iyaga la degganaa oo ka yimid reer Efrayim iyo reer Manaseh iyo reer Simecoonba, waayo, isagay ku soo darmeen iyagoo tiro badan, markay arkeen in Rabbiga Ilaahiisa ahu uu isaga la jiro.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 15

arki Taariikhdii Labaad 15:9 macnaha guud