Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 15:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aasaana markuu maqlay erayadaas iyo waxsheegiddii Nebi Codeed ayuu sii dhiirranaaday, oo dalka Yahuudah iyo kan Benyaamiin oo dhan iyo magaalooyinkii uu ka qabsaday dalka buuraha leh oo reer Efrayim wuu ka wada fogeeyey karaahiyadii, oo weliba wuxuu cusboonaysiiyey meeshii allabariga ee Rabbiga oo ku hor tiil balbalada Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 15

arki Taariikhdii Labaad 15:8 macnaha guud