Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 15:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Macakaah oo ahayd Boqor Aasaa hooyadiis boqoradnimadii wuu ka dejiyey, maxaa yeelay, waxay sanam karaahiya ah u samaysay geed Asheeraah, oo Aasaa sanamkeedii wuu jebiyey oo wuxuu ka dhigay boodh, wuxuuna ku gubay durdurka Qidroon agtiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 15

arki Taariikhdii Labaad 15:16 macnaha guud