Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 15:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Yahuudah oo dhammu way ku reyreeyeen dhaartii, maxaa yeelay, qalbigooda oo dhan ayay ku dhaarteen, oo waxay isaga ku doondooneen xiisahooda oo dhan, wayna heleen, oo Rabbiguna hareerahooda oo dhan wuu ka nasiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 15

arki Taariikhdii Labaad 15:15 macnaha guud