Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aasaana wuxuu lahaa ciidan gaashaammo iyo warmo sita, oo waxaa reer Yahuudah ka soo baxay saddex boqol oo kun, reer Benyaamiinna waxaa ka soo baxay kuwo gaashaammo sita oo qaansooyin xoota oo ah laba boqol iyo siddeetan kun, oo kulligoodna waxay wada ahaayeen rag xoog badan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 14

arki Taariikhdii Labaad 14:8 macnaha guud