Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu dadkii Yahuudah ku yidhi, Kaalaya aan magaalooyinkan dhisnee oo aan u yeelno derbiyo, iyo munaarado, iyo irdo, iyo qataarro; dalku weli waa ina hor yaal, maxaa yeelay, waxaynu doondoonnay Rabbiga Ilaaheenna ah; isagaynu doondoonnay, oo isna dhan kasta ayuu inaga nasiyey. Markaasay magaalooyinkii dhiseen, wayna liibaaneen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 14

arki Taariikhdii Labaad 14:7 macnaha guud