Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 28:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sulaymaanow, wiilkaygiiyow, Ilaahii aabbahaa garo, oo ugu adeeg qalbi qumman iyo maan raalli ah, waayo, Rabbigu wuxuu baadhaa qalbiyada oo dhan, wuuna wada gartaa malayaasha fikirrada oo dhan, oo haddaad isaga doondoontid waad heli doontaa, laakiinse haddaad isaga ka tagtid wuu ku xoori doonaa weligaaba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 28

arki Taariikhdii Kowaad 28:9 macnaha guud