Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 28:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed reer binu Israa'iil oo dhan oo ah shirkii Rabbiga hortooda, iyo iyadoo uu Ilaaheennu ina maqlayo, dhawra oo doondoona amarrada Rabbiga Ilaaheenna ah oo dhan inaad idinku hantidaan dalkan wanaagsan oo aad weliba carruurtiinna idinka dambaysana uga tagtaan dhaxal weligiis raagaya.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 28

arki Taariikhdii Kowaad 28:8 macnaha guud