Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 23:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxay kala hagaajin jireen kibistii tusniinta iyo burkii laga dhigi jiray qurbaan jidhiidh ah, hadduu ahaa kibis aan khamiir lahayn ama tii digsiga lagu dubi jiray, amase tii la qoyn jiray, iyo cayn kasta oo ah qiyaas iyo miisaan,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 23

arki Taariikhdii Kowaad 23:29 macnaha guud