Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 23:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, shuqulkoodu wuxuu ahaa inay reer Haaruun amarkooda ku adeegaan oo ay qabtaan hawshii guriga Rabbiga, iyo inay ka adeegaan barxadaha iyo qowladaha, iyo inay daahiriyaan waxyaalaha quduuska ah oo dhan, kaasu wuxuu ahaa shuqulka hawsha guriga Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 23

arki Taariikhdii Kowaad 23:28 macnaha guud