Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 21:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu Ilaah ku yidhi, Kii amray in dadka la soo tiriyo sow aniga ma aha? Kii dembaabay oo waxa aad u xun sameeyey waa aniga, laakiinse idahanu maxay sameeyeen? Haddaba Rabbiyow Ilaahayow, waan ku baryayaaye, gacantaadu ha ka gees noqoto aniga iyo reerka aabbahay, laakiinse dadkaaga yaanay ka gees noqon oo aanay belaayo ku dhicin.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 21

arki Taariikhdii Kowaad 21:17 macnaha guud