Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 21:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud indhihii kor u taagay oo wuxuu arkay malaggii Rabbiga oo taagan dhulka iyo samada dhexdooda oo gacanta ku haysta seef gal la' oo Yeruusaalem ku kor fidsan. Markaasay Daa'uud iyo odayaashiiba, iyagoo dhar joonyad ah qaba, wejiga dhulka saareen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 21

arki Taariikhdii Kowaad 21:16 macnaha guud