Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 20:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud boqorkoodii madaxiisii taajkii ka qaaday, oo wuxuu ogaaday in miisaankiisu yahay talanti dahab ah, dhagxan qaali ahna wuu lahaa, markaasaa Daa'uud madaxa loo saaray. Oo wuxuu dibadda u soo bixiyey dhacii magaalada oo aad iyo aad u badnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 20

arki Taariikhdii Kowaad 20:2 macnaha guud