Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isla xilligii sannaddii dambe, markay boqorradu dagaalka u soo bixi jireen ayaa Yoo'aab kaxaystay xooggii ciidanka oo dhan oo baabbi'iyey dalkii reer Cammoon, oo haddana intuu soo kacay ayuu Rabbaah hareereeyey. Yoo'aab wuxuu dagaal ku dhiftay Rabbaah, wuuna afgembiyey, laakiinse Daa'uud baa Yeruusaalem iska joogay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 20

arki Taariikhdii Kowaad 20:1 macnaha guud