Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 19:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse amiirradii reer Cammoon waxay Xaanuun ku yidhaahdeen, Ma waxaad u malaynaysaa in Daa'uud aabbahaa cisaynayo oo uu sidaas daraaddeed kuugu soo diray kuwa tacsiyada wada? Addoommadiisu sow kuuguma iman inay dalka baadhaan oo basaasaan oo afgembiyaan?

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 19

arki Taariikhdii Kowaad 19:3 macnaha guud