Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud yidhi, Anigu waxaan u roonaan doonaa Xaanuun ina Naaxaash, maxaa yeelay, aabbihiis baa ii roonaaday. Sidaas daraaddeed Daa'uud wuxuu u diray wargeeyayaal inay u tacsiyeeyaan aabbihiis. Markaasaa Daa'uud addoommadiisii waxay dalkii reer Cammoon ugu yimaadeen Xaanuun inay isaga u tacsiyeeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 19

arki Taariikhdii Kowaad 19:2 macnaha guud