Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Erayadaas wuxuu Rabbigu, isagoo buurta jooga, dab iyo daruur iyo gudcur qaro weyn dhexdooda shirkiinna oo dhan kagala hadlay cod weyn, wax kalena kuma uu darin. Oo wuxuu ku qoray laba loox oo dhagax ah, markaasuu i siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 5

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 5:22 macnaha guud