Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaadan damcin naagta deriskaaga, oo waa inaanad damcin guriga deriskaaga, ama beertiisa, ama addoonkiisa, ama addoontiisa, ama dibigiisa, ama dameerkiisa, ama waxa deriskaagu leeyahay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 5

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 5:21 macnaha guud