Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii nin laba naagood qabo, oo uu mid jecel yahay, tan kalena neceb yahay, oo tan uu jecel yahay iyo tan uu neceb yahay labaduba ay isaga carruur u dhaleen, oo haddii wiilkiisa curadka ah tan uu neceb yahay ay dhashay,

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 21

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 21:15 macnaha guud