Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas hadduusan iyada u bogin, waa inuu iska sii daayaa, meeshay doonayso ha tagtee, laakiinse iyada waa inuusan marnaba lacag ku iibin, oo waa inuusan iyada sidii addoon ula macaamiloon, maxaa yeelay, ceeb buu ku hoosaysiiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 21

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 21:14 macnaha guud