Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo waa inaad allabariga Kormaridda ku bixisaan markay fiidka tahay, oo qorraxdu dhacdo, oo ah xilligii aad Masar ka soo baxdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 16

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 16:6 macnaha guud