Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka dalka Yahuudahow, iyo dadka dalka Israa'iilow, sidaad quruumaha habaar ugu dhex ahaydeen ayaan idiin badbaadin doonaa, oo barako baad ku ahaan doontaan. Ha cabsanina, laakiinse gacmihiinnu xoog ha yeesheen.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 8

arki Sekaryaah 8:13 macnaha guud